qalmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la qalay noqosho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahilid.
  2. 1. Wax la qalay ahaansho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur