qaloombi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
  2. Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn sameyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaloombiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaloombi². ld qaloombi¹, qaloombin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur