qaloombiyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaloombi². ld qaloombi¹, qaloombin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qaloombiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qaloombinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaloombiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00