qalqaaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda. 2. Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qalqaalinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qalqaali. ld qalqaalis, qalqaalo (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0