qalqaalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalqaali. ld qalqaalis, qalqaalo (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalqaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalqaalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qalqaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur