qamboob
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (qamboob, m.dh) Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2).
- Miro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

