qammaacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qammaac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qammaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Buuq; yulqan.
  2. Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur