qammaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Buuq; yulqan.Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
buuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso. 2. Dad ama xoola badan oo meel isugu yimid.(fiis.) Jabaq kasta oo dad dhiba; waxa lagu qiyaasaa iskeelka desibal oo u dhexeeya heerka maqalka ugu hooseeya (0dB) iyo heerka dhawaaqa maqalku xanuuniyo (130dB). Dhawaqyo maqalka qasa oo dhexgala liid rakaad ee marin sigaarsiin.1. Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn. 2. Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
yulqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld yoon¹.ld yoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00