qammaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qammaad². ld qammaad¹ (4).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qammaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0