qammaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
  2. 1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qammaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qammaad². ld qammaad¹ (4).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur