qandhasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qandho². ld qandhood.

qandho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xummad. 2. Jirro. 3. Duumo.
  2. (daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
  3. Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.

qandhood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg qandhoo. ld qandhasho.