qandhuufasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qandhuufo². ld qandhuufad, qanjaruufad, qanjaruufasho.

qandhuufo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.
  2. 1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².

qandhuufad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qandhuufasho.

qanjaruufasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qanjaruufo². ld qandhuufasho.