qandhuufo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.
  2. 1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².

qanjaruufo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qandhuufo¹.
  2. ld qandhuufo².