qandood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gandood¹, qandoodid.
  2. Nafley si is-hoggaamis u istaagid. ld gandood².

gandood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qandoodi.
  2. ld qandood.

qandoodid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qandood². ld gandood¹, gandoodid, qandood¹.