gowriir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qandood. 2. ld gowriirid.
  2. Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso.

qandood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gandood¹, qandoodid.
  2. Nafley si is-hoggaamis u istaagid. ld gandood².

gowriirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gowriir². ld gowiir¹ (2), gowriirsad, gowriirsasho, gowriirsi.

gowriirso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld gowriir².