qaneecoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaneecaad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaneecaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Khayr; wanaag; barako. ld caneeqaad, qaneeco.1. Wax barako yeelasho. 2. Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0