qaneecaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Khayr; wanaag; barako. ld caneeqaad, qaneeco.1. Wax barako yeelasho. 2. Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khayrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-raad, m.l)Macnaha:Wax wanaag ku jira oo dhan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
wanaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wixii fiican oo waxtar leh; samo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
barakoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo. 2. Badasho, taran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caneeqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaneeqaad¹.ld qaneeqaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaneecoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaneecaad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0