qanjirsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Badar si xun loo kariyay wax kala bislaaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur