qarandi
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.l)
Macnaha:
- Bahal duurjoog ah oo leh af dhuuban iyo gafuur dheer, dhego dhaadheer oo kuwa dameeraha u eg, lugo gaaggaaban oo xoogag badan, dhabar sida qaansada u xoodan iyo dabo sal weyn leh oo cuna aboorka, quraanyada iwm; xabaalaquf; saddexsuulley.

