qarax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan. 2. Q. ah: cunto aan iidaan lahayn. 3. Q. ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn. 4. Q. ah: hadal aan murti ku dheehnayn.
  2. Wax, qarax sameyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur