baaruudQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Budo maaddo qaraxda ah, fuuqa xabbadda ku jira oo gumuca ridda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0