qardabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qardabee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qardabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur