qardabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow. 2. Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto. 3. ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qartabyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Joogsashada neef raaf lihi ku joogsado nafley kale. ld qartabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qardabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qardabee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur