qardhaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-so, m.l)Macnaha:Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro belaayo-xijaab ahaan loo xirto; xirsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xirsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato. 2. Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00