xirsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato. 2. Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha: