qardowQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Murmurux ama jiirago'salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.