qardow
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- Murmurux ama jiirago'salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.
- Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.

