qareemid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qareen².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qareen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
  2. 1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur