qareen
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
- 1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

