qarfadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarfad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarfad

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.
  2. Harag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur