qaroofnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaroofan². ld qaroofnaansho.

qaroofan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Macnaha:

  1. Wax soo qalloocsan noqosho.
  2. Wax la soo qalloocshey ahaansho.

qaroofnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qaroofnaan.