qaroofan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Macnaha:

  1. Wax soo qalloocsan noqosho.
  2. Wax la soo qalloocshey ahaansho.