qarqarsiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iiay, -iisay)Macnaha:ld qarqari; qarqarsi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarqarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarqariQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00