qarqarsiyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qarqarsi². ld qarqarsiin, qarqarsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarqarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarqarsiinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qarqarin; qarqarsiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarqarsiinyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qarqarsi¹, qarqarsiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00