qarqoorid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qarqoor². ld qarqoor¹, qooqaar¹, qooqaarid.

qarqoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar¹.
  2. Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar².

qooqaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qarqoor¹, qarqoorid.
  2. Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.
  3. ld qarqoor².
  4. Gowriirid.

qooqaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qarqoorid.
  2. eeg qooqaar². ld qoo qaar¹.