qooqaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qarqoor¹, qarqoorid.Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.ld qarqoor².Gowriirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gowriirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qandood. 2. ld gowriirid.Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gowriiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gowriir². ld gowiir¹ (2), gowriirsad, gowriirsasho, gowriirsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarqoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar¹.Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qarqooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qarqoor². ld qarqoor¹, qooqaar¹, qooqaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00