qartabQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-bay, -btay; -tebi)Macnaha:Nafley jirkeeda meel ka mid ah cagta xoog u saarid iyadoo la soconayo. ld qardab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qardabQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-bay, -btay)Macnaha:ld qartab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0