qarwid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaraw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaraw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hadal iyadoo la hurdo lagu hadlo.
  2. 1. Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid. 2. Xanuun la tarsaasiyid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur