qaryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qaryad.

qaryad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Magaalo yar; tuulo; buulo. ld qaryo.