qasaasil
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray. 2. ld qasaasilid.
- Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

