qasaasilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qasaasil². ld qasaasil¹, qasil¹ (2), qasilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qasaasilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray. 2. ld qasaasilid.Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qasilidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qasaasilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00