qasacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.