qasharQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qashir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qashirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub. 2. Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0