qashir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub. 2. Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

