qasiido

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Maanso diimeed, lagu ammaano ama lagaga sheekeeyo shaqsiyaad gaar ah oo diinta Islaamka magac iyo maamuus ku leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur