qatimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qatin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qatinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan. 2. Q.ah: xoolo aan kalkoodi gelin.1. Xoolo muddo biyo ka qadid. 2. Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0