qatin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan. 2. Q.ah: xoolo aan kalkoodi gelin.
- 1. Xoolo muddo biyo ka qadid. 2. Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

