qatindhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.
  2. Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur