qatindhaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qatindhaaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qatindhaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0