qayaxnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qayaxan². ld qayaxnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qayaxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xantay)

Macnaha:

  1. 1. Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho. 2. Laf wax hilibkii ka dhamaaday noqosho. 3. Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay noqosho.
  2. 1. Wax diirka sare laga qaaday ahaansho. 2. Laf, wax hilibkii laga guray ahaansho. 3. Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qayaxnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qayaxnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur